Sunday, May 3, 2020
Wasaarada caafimadka Somalia ayaa maanta diiwaan gelisey kiisas cusub oo Covid-19.
Wasaaradda caafimaadka xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa maanta xaqiijisay in dalka laga diiwaan geliyay 51 xaalado cusub oo COVID-19. Hal bukaan ayaa cudurka ugu geeriyooday dalka. Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada XFS, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa warbixinta maalinlaha ah ee Feyruska Karoona waxay ku sheegtay in 32 kamid ah bukaannda cusub ay rag 19-na haween. 10 qofood oo cusub ayaa ka bogsooday xanuunka.
Subscribe to:
Post Comments (Atom)
Travelling to Berdaale District, 22-November 2025
My journey to Berdaale District has always been meaningful. I have travelled to Berdaale three times , with my last visit in 2015 , and ea...
-
Xoogsi (gabay: Darwiish Ismaaciil Mire) Caliyow xasuus kugu dullee, walad xumaadaaye Xaluun baan xaddaas gabay la kacay, oo xafiiltamaye D...
-
After Years of struggle, sleepless nights and surviving on a diet of maggi and coffee, I can confidently say: the world will be a better p...

Alle ha inaga badbaadiyo
ReplyDelete