Tuesday, November 24, 2020

Koonfur Galbeed Oo Diyaar garow Wanaagsan Ku Qaadanaya Garoomada Ciyaaraha Magaalada Muqdisho



Ciyaaryahanada Kooxda Kubbadda Cagta Koonfur Galbeed oo sanadkan ka qeyb galaya tartanka Maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir 2020 ayaa diyaar garow wanaagsan ku qaadanaya garoomada ciyaaraha MagaaladaMuqdishoee caasimada,iyagoo sanadkan rajaynaya in ay gaaraan kaalama hore tartanka.

“Rajo weyn ayaan ka qabnaa in aan sanadkan ku guulaysano tartanka Maamul Goboleedyada,waxaan u mahad celinaynaa Madaxweyanaha Koonfur Galbeed iyo Golahiisa Wasiirada iyo dhamaan golayaasha Dowladda kaalinta ay ka qaateen horomarka ciyaaryahanada iyo macallimiinta” ayuu warbaahinta u sheegay Nuur Xaaji Haafow oo ah Maamulaha kooxda kubbadda cagta Koonfur Galbeed.

Agaasiamaha Wasaarada Ciyaaraha iyo dhallinyarda Koonfur Galbeed Deeq Ibraahim Aadan ayaa guul u rajeeyay laacibinta matalaya Maamulkooda,isagoo sheegay in Wasaarada Isboortiga iyo guud ahaan maamulka ay garab taaganyihiin laacibiinta iyo macalliimiinta matalaya.

“Bilooyinkii la soo dhaafay ayaan si wanaagsan isku diyaarinay Magaalada Baydhabo,iminka Muqdisho ayaan isu diyaarinaynaa,waxaan haystaa ciyaartooy wanaagsan,yoolkeense waa in aan tiigsanaa kaalamaha hore tartanka kubbadda cagta Maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir 2020” ayuu warbaahinta u sheegay tababaraha kooxda Koonfur Galbeed Axmed Cabdiraxmaan (Gidaamow) 


Feysal Mohammed Bakaal.

Saturday, November 21, 2020

Caleema saarka Malaaga guud ee beesha leysaan Malaaq Maxamed Cadow Maxamed






Beesha Leysaan Oo Ka Mid Ah Beelaha Digil iyo Mirifle ayaa Maxamed Cadow Maxamed udoorata  Malaaqa guud ee Beesha Leysaan.

Munaasabad lagusoo bandhigaye ayaa maanta waxaa ay kadhacday magaalada Baydhabo.

Beesha Leysaan oo kamid ah beelaha dega gobolada dalka Soomaali iyo wadamada Kenya iyo itoobiya ayaa maanta Munaasabad lagu shaacinaayey islamarkaana lagu caleemasaaraayey malaaq guud ay dooratay beeshaasi waxaa ay ka dhacday magaalada Baydhabo xaruunta dowlad goboleedka Koonfur-galbeed .

Xafladan  caleema saaarka Malaaqa cusub ayaa waxaa kasoo qaybgalay masuuliyiin kala duwan ugaasyo,suldaano,cuqaal,nabadoono,culmaaudiin,haween iyo boqolaal dadwene oo deegaano kala duwan ka kalayin waxaana in tii munaasabadu socotay halkaasi lagu soobandhigaayey habdhaqanka soomaalida sida hidaha iyo dhaqanka iyo suugaanta.

Waxaana munaasabada ka hadlay odayaal dhaqameedyo , culimo ,siyaasiyiin,haween iyo dhaliyaro  oo uhanbaleynayey hogaamiyaha cusub uguna duceeyey in xila alle u fududeeyo.

Ugudanbeyntii Malaaqa cusub Maxamed cadow Maxamed ayaa qudbad dheer halkaasi kajeediyey isagoo ugu horen umahad celiey qasooqayb galayaasha munaasabada wuxuuna sidookale hogaamiyaasha dhaqanka  ubalan qaaday in uu wada shaqayn lasameyndoono lana adkeyndoono wada noolaanshaha beelaha.

Malaaqa cusub  Maxamed Cadow Maxamed ayaa noqday hogaamiye dhaqameeed kadib markii Beesha uu kadhashay kasoo  xulatay gudaheeda una dooratay in uu noqdo Malaaqa guud ee Beesha kadib markii ay ugashay baadi goob dheer.

Qore: Feysal Maxamed Bakaal

Wednesday, November 18, 2020

Cudurka kaa gala fardaha

Cudurka kaa gala fardaha 
Hadii laga gubo dameer 
Dawada lama gaadhayoo. 

Khadra daahir cige.



Friday, November 13, 2020

How To Measure The Air Quality In Your Home?




We like to think of our homes as a safe haven from the ravages of the world. Our homes are our private sanctums, our refuge where we can take a load off and keep our family safe, after all. In many ways this is true, and our homes do protect us from many of life’s challenges. But does it protect us from the very air around us?

The truth is, our homes can be as dangerous as the outside. And that is especially true when it comes to the air we breathe. Home safety is a lot more than what we can see.

Your Home is More Dangerous
In fact, your home can be much more dangerous compared to the outdoors when talking about air quality. According to studies done by the United States Environmental Protection Agency (EPA), indoor levels of air pollution may be 2 to 5 times–and occasionally more than 100 times–higher than outdoor pollutant levels.”

Shocking, isn’t it?

Biological Pollutants
According to the United States Consumer Product Safety Commission, “biological pollutants promote poor indoor air quality and may be a major cause of days lost from work or school, and of doctor and hospital visits.”

Some of the most common biological air pollutants in your home are:

Dust mites
Cockroach Parts
All sorts of bacteria or viruses
Skin cells from pets and other animals (i.e animal dander)
Pollen
Harmful Chemicals found inside your home
Other harmful chemicals that are found at home are radon, carbon monoxide, and ozone. Yes, ozone. Naturally, we think of ozone as the thing that protects the Earth from the harmful rays of the sun. So, how can it end up inside your home?

Ground level or “bad” ozone isn’t directly spread into the air. The EPA explains that it is created by chemical reactions between oxides of nitrogen (NOx) and volatile organic compounds (VOC) in the presence of sunlight.” These are usually emissions from industrial factories, motor vehicles, and some electric utilities. Eventually, traces of these emissions can end up inside your home.

Indoor Air Pollutants are often invisible
So, you’re an OCD and your house is dust-free. Does this mean that your home is safe from indoor pollutants? The answer is no.

There are a few factors that help dust mites and other biological pollutants grow in your home. Damp areas are their favorite hangout place and not to mention their breeding ground.

Also, during winter, when you close your doors and windows to conserve energy, the biological pollutants in your home can further accumulate since there is too little fresh air that circulates within your home.  On the other hand, when the temperature and humidity are high, biological pollutants multiply.

Indoor Air Quality and Asthma
When the indoor air quality in your home is poor, it can directly affect your health. Most times, it can cause allergic reactions. It can also trigger asthma attacks.

People with asthma have very sensitive airways, which make them very susceptible to air pollutants at home. Even if you have no respiratory conditions, air pollutants can sometimes cause headaches, watery eyes, or itching.

What to Do Now?
Dust mites, pollutants, and “bad” ozone paint a very bleak and dangerous picture of your home. But there’s hope. While it is impossible to kick out every biological pollutant out of your home (there are so many of them and most of them are invisible to the eyes), there are actions you could take to improve the air quality in your home.

1. A vacuum a day keeps the dust mites away. 
By vacuuming regularly, you can lessen the amount of dust mites, pollen, and pet dander. Missed a spot? After vacuuming, mopping up the floor can clean up dust that is left behind.

2. Welcome Mat 
Putting a welcome mat not only makes your home inviting, but it could also help keep away various harmful chemicals from entering your home. It can also help reduce dirt and other pollutants.

3. Indoor Air Sensors
If you have asthma or other respiratory conditions, you can also install indoor air sensors. For example, uHoo can spot particulate matters (PM) such as pollen and dust. The sensor can detect when PM rises to an unhealthy level. With this knowledge, you’ll be able to take the necessary precautions that might help prevent an allergic or asthma attack.

What are the Benefits of an Indoor Air Quality Sensor?
Even if you don’t have asthma or chronic allergies, having great IAQ has many benefits.

First, it is great for children. According to the EPA, “children are more susceptible to air pollution because they breathe a greater volume of air relative to their body weight.” Fresh and clean IAQ strengthens their immune system and makes them healthier.

Second, a home with healthy air is also conducive for learning by giving you more energy and sharpening your mind.

Third, you just feel more relaxed and happier. Isn’t that what home is supposed to be like? Home safety is a much more complex topic than most people realize, but with the proper knowledge and preparation it is possible to create a truly place we can truly call home.

So… What steps will you take to improve air quality in your home?

Monday, November 9, 2020

Feysal bakaal My Fellow Class-mate University


Bangladesh University of Health science 
(Spring 19 and Fall 19)
Programm: Environmental health and safety &Occupational health and safety

Feysal Mohamed Bakaal
Ayaan Ahmed xiirey
Deek Mohamed ibraahim
Nasra Xaashi Abdulli.

This photo was taken by:

Abdiraxman Haadi our class-mate.



Mogdisho the capital city of Somalia.


Beautiful picture ... ❤

Hello welcome to my new website..




Feysal bakaal webside.com

 As-salaamu alaikum




Ugu horeyn waxaa mahada iska leh alle subxaanawatacaalaa oo maanta noosuuro galiyay inaan isugunimaano mid kamid ah guulaheena ugu waaweeynaa hadaanu nahay ardayda jaamacada BUHS

Marka xigta waxaa mahad celin iyo bagaadin iyo garab istaag mudan gudiga doorashada oo uu ugu horeeyo gudoomiye abdirizaaq iyo dhamaan gudigii lashaqeeynaayay

Waxaakale oo mahadmudan dhamaan ardayda jaamacada BUHS  oo maanta dantoodii gaar eheed usoo baajiyay danta guud ee jaamacada.

Intaa kadib waxaan rabaaa inaan soo kobo taariiq nololeedkeeyga kaidibna aan usii gudbo qudbadeyda musharaxnimo

Magaceeygu waa feysal Mohamed bakaal waxaan kudhashay kuna soo barbaaray magaalada beydhabo janaay xarunta gobalka Baay

Waxbarashadeydii dugsiga hose dhexe iyo sare waxaan kusoo qaatay magaalada beeydhabo intaa kadib waxaan usoo ambaxay taariikhdu markeey eheed 20/February 2019 wadanka Bangladesh si aan usii rumeeyo rajadeyda waxbarasho ee jaamacadeed waxaana kubiiray jaamacada BUHS waxaana kabilaaway faculty public health gaar ahaan departmentiga environmental health and safety

Alxamdulilaah hada waxaan marayaa semester ka 4aad

Intaaa kadib waxaan maanta isusoo sharaxay gudoomiyaha ardayda somaliyeed ee jamacada BUHS.

Hadii aan kuguulesto xilka gudoomiyaha ardayda somaliyeed ee  jaamacada BUHS

Oo aad iidoorataan hadana si hagar la,aan ah ii lashaqeeysaan waxaan qabani doonaa qodobadaan

Magacaabista gudi tayo leh una taagan u adeegida ardayda jaamacada BUHS Anigoo gaashanaya gudiga doorashada iyo gudigii hore ee jaamacada

Kawarheeynta xaaladaha ardayda ee sida waxbarashada iyo caafimaad ka

Kawar heynta xaaladaha ku aadan  guryaha aay kunolyihiin ardayda

sameeynta kulamo isdhaxgalka ardayda sida: dood cilmiyeedyo iyo tartamo sports ka

sameeynta xaflad  sagootin  ardayda dhameeyso waxbarashada ee usafreyso wadanka

arimaha waxbarashada  

sameynta dood cilmiyeed 2 billood mar

xalinta waxkasta oo ugu yimaado ardayga jaamacada anigoo kashanaya ardayda cabanaayo iyo madaxda department uu baranaayo

sameeynta groups kuwaasoo isku faculty ah oo bilkasta soo diyaariyo seminars aqoon kororsi ah

arimaha sports ga

sameeynta kulamo sports 2 bilood mar

sameeynt kulamo lagu ciyaari doono magacyada department yada

diyaarinta fanaanado aay ku buufsanyihiin magacyada department yada  

diyaarinta banooniyaal iyo garsoorayaaal aqoon u leh arimaha sports ka

bixinta koob lagu dhiiri galinaayo kooxdii guuleysata mise departmentigii guuleysata

arimaha caafimaad ka  

kawar heeynta qofkii xanuunsada anigoo ugu tagayo guri ama isbitaal uu kuxanuunsanyahay

kawarheynta xaaladiisa caafimaad ilaaa uu kacaafimaado

Ardayda cusub oo imaaneysa

waxaan usameyndoonaa kulan soo dhaweeyn iyo isbarasho ah

inaan dajiyo guri uu kusii nagaado inta looga kireeynaayo guri kale

hadii aan helo xog kusaabsan imaashihiisa waxaan usii qabani doonaa guri si uusan cidkale korfuul ugu noqonin  

in aan kashaqeeyo inaan dajiyo guri udhaw jaamacada

inaan kuxiro arday departmentigiisa ah oo dhigta jaamacada

inaan kawarhaayo xaaladiisa ilaaa uu kafariisto class kiisa ugu horeeya

gaba gabadii waxaan si sharaf leh idiinka codsanaa in aad codkiina isiisaan si aan cadaalad iyo sinaan ugu adeego ardayda jaamacada BUHS.

                                    wabilahi towfiiq 

Travelling to Berdaale District, 22-November 2025

My journey to  Berdaale District  has always been meaningful. I have travelled to Berdaale three times , with my last visit in 2015 , and ea...