Tuesday, May 5, 2020

Wafdi ka socda dowladda federalka somalia oo gaarey degmada Berdaale




















Wafdi ka socda dawladda federaalka Soomaaliya oo uu hoggaaminayo wasiirka gaadiidka iyo duulista dawladda federaaka Maxamed Cabdullaahi Salaat Oomaar, Wasiirka Gaadiidka Koonfur Galbeed Xasan Xuseen Maxamed iyo safiirrada waddamada Itoobiya iyo Kenya u jooga Soomaaliya ayaa maanta tagay goobta ay ku dhacday diyaaraddii African Express ee magaalada Bardaale.

No comments:

Post a Comment

Travelling to Berdaale District, 22-November 2025

My journey to  Berdaale District  has always been meaningful. I have travelled to Berdaale three times , with my last visit in 2015 , and ea...