Sunday, May 17, 2020

Aayow Abaalshe Migudimaw.




















Markasta waxaad II tahay tiirka nolosha hooyo mcn.

Ilaaheey haku siiyo Caafimaad team ah, Cimri dheer iyo Cibaado suuban, anna ilaah ha iga dhigo kii mutaysta Janada taalla lugahaaga hoostooda. Raxmadda eebe iyo barakadiisu korkaaga ha ahaato Hooyo mcn ❤💞😍

@Faadumo Sheikh Baardhere Hooyo

No comments:

Post a Comment

Travelling to Berdaale District, 22-November 2025

My journey to  Berdaale District  has always been meaningful. I have travelled to Berdaale three times , with my last visit in 2015 , and ea...