Tuesday, May 12, 2020

Wabiga Shabeelle oo maanta ku fatahay xaafado ka mid ah Baladweyne

















Wararka aynu ka heleeyno magalada Baladweeyne ee xurunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya Wabiga Shabeelle oo maalmihi la soo dhaafay waday biyo aad ufarabadan in uu  maanta ku fatahay xaafado ka mid ah magalada Baladweyn.
Biyaha wabiga ayaa galay xaafadaha magaalada qaarkood, dad badan ayaana isaga barakacay guryahooda kadib markii ay biyo buux dhaafiyeen.
Dadaalo lagu doonayay in looga hortago fatahaada wabiga Shabelle oo ay iska kaashanayaan  Maamulka Hirshabelle iyo dowlada federaalka ayaa si xoogle oga socda gudaha magalada si looga baajiyo in ay qasaaro geeystaan.


https:/feysal-bakaal2011.blogspot.com

No comments:

Post a Comment

Travelling to Berdaale District, 22-November 2025

My journey to  Berdaale District  has always been meaningful. I have travelled to Berdaale three times , with my last visit in 2015 , and ea...