Wednesday, April 22, 2020

Cidii rabto KGS jabkeeda runtii been ayuu qoor sagaare ku haya KGS tagtayo wey talaabsatey...

"Lahjadda Barawaaniga waa lahjad ay ku hadlaan Bulshada reer Baraawe oo ka mid Shacabka Maamulka KoonfurGalbeed, xaq ayay u leeyihiin in ay ku hadlaan, warbaahinta kaga hadlaan, dhaqankoodana ku ilaashadaan si cabsi la’aan, si la mid ah  Bulshooyinka kale ee Soomaaliyeed.
‪Aniga iyo Maamulkeygaba waxaan u taagan nahay difaaca xaquuqda Dadka Soomaaliyeed, marnaba maamulkeygu ma caburin doono Bulsho ku dhaqan KG." Madaxweynaha Koonfurgalbeed.

1 comment:

  1. Fu aad yarka iska leh Idaacada laga jojiyey iney afka barawaniga barnamij yada qaar eey kutebiso aanban ugaranaya iyo agasimaha idacada ee Osmaan baxar wana ila gar aniga iney kutebiyaan waayo dad badan oo deganka ah ayaan fahmey afka maxatiriga feysan

    ReplyDelete

Travelling to Berdaale District, 22-November 2025

My journey to  Berdaale District  has always been meaningful. I have travelled to Berdaale three times , with my last visit in 2015 , and ea...