Saturday, January 11, 2020

Daraasad lasameyey

Daraasad cusub oo la sameeyay ayaa lagu soo gabagabeeyay in dadka cayilan ay mas’uul ka yihiin wasaqowga deegaanka marka ay sii daayaan hawo wasaqeysan, waxaana uu lamid yahay qiica kabaxa diyaaraha qaaradaha isaga kala gudbo.

Baarayaasha Daraasada sameeyay ayaa sheegay in 600 oo Milyan oo dadka cayilan ah in dheef shiidkooda uu kor u kaco taaaso ka dhigan iney sanadki tuuraan hawo wasaqeysan oo kabadan qiica warshadaha dalka Sweden ee sanadkii.

Source:  Institute of Applied Health Research

Travelling to Berdaale District, 22-November 2025

My journey to  Berdaale District  has always been meaningful. I have travelled to Berdaale three times , with my last visit in 2015 , and ea...